[-iyay, -isay]
wabx yay
wabx say
"Xoolo biyo ka dhergin."
Wadaag:
eeg wabxi.
m.f.dh
ld wabaxsasho.
Saabley; feero; uur; wadne.
m.l
Wabar, ugaas.
(-syo, m.dh) Nin gaaban oo bar yar.
Nin qolo ama tol madax u ah.
Mid quman, wanaagsan, suuban.
Biyo ka dhergidda (xoolo).
m.l.kh
(-bxay, -baxday; -bxi) Xoolo biyo ka dhergid. ld wabaxso.
f.mg1