Qeexid

".r Iftiin xoog leh oo si kedis ah dad u cawiro."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga wac oo kali ah:
  • Qarax lala bartilmaameedsaday ciidamo Ethiopian ah oo socod ku marayay meel ku dhow saldhig ay ka dagan yihiin duleedka Muqdisho ayaa sababay inay dhintaan afar askari, halka ay dhaawacmeen sadex kale.
  • Qaraxan ayaa ka dhacay suuqa Jaadka ee Baydhabo, halkaasoo aanu maanta ka jirin wax ganacsi ah, waxaana ku dhaawacmay rasaas ay fureen ciidamada DF qof rayid ah oo la sheegay inuu ka tirsanaa ganacsatada jaadka.