Qeexid

"Wax wanaagsan ahaansho."

Qeexid Xigta

Ugu w.: sabab u ahaansho (wax).

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga wacan oo kali ah:
  • Caawa saw fikrad wacan ma dhaleen haddii aanan is arki lahayn dayaxa.
  • Wax waliba waxay ku wacan yihiin in loo maro Protocol-ka iyo milgaha ay leeyihiin haddii kale arrintu waxay inaga noqon "Middi Middi ku tag."