Qeexid

"Waano; hanuunis."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga wacdi oo kali ah:
  • Sanadku markuu ahaa 613 C.D ayaa mar kale malag Jibriil ku soo laabtey nebiga; wakhtigani waxaa loo waday waxyi dhamaystiran waxaana lagu amrey in uu dadka wacdiyo, u sheego cibaadada Alle iyo ka tagida xumaanta ay ku dhexjiraan.
  • Waayo, danta laga leeyahay khudbadu waa in dadka lagu wacdiyo, oo wanaagga lagu faro xumaantana looga reebo, taasina waxay suuroobaysaa haddii dadka wax loogu sheego af ay garanayaan.