"Waano; hanuunis."
Wadaag:
/2 (-iyay, -iday/-isay; -iyi) Waano diimeed oo xumaha laysaga reebayo samahana laysku farayo dad u jeedin; waanin; hanuunin.
f.g1
ld wacdiyid.
m.dh
ld wacdin.
m.f.dh
Wax la yaab leh.
m.l.w
.r Iftiin xoog leh oo si kedis ah dad u cawiro.
m.dh.sh
Cid u yeerid.
Isu w.: cid meel ku uruurin.
Wax wanaagsan ahaansho.
Ugu w.: sabab u ahaansho (wax).
f.mg4
-cnaa, -cnayd
Ballan adag oo la galo.
m.l
Heerka fahamka nolosha bulshada.