Qeexid
"Wadaad iska dhigid ama isu ekeyn."
[-deeyay, -deysay]
wadaadde eeyay
wadaadde eysay
f.mg2"Wadaad iska dhigid ama isu ekeyn."
Wadaag:
(f.g) Badeeco si nadaamsan u rasayn.
(f.mg) Dhul waddo ka bannayn.
(f.mg) Cid dhabbe qoodayn ama marmarid.
f.g
-deeyay, -daysay
Wadaag:
(-ddo, m.l) Nin diinta islaamka wax ka bartay kuna camalfala oo dhowrsan.
m.l
Wadaag:
(-aamo, m.dh) Weel harag, cinjir iwm ka samaysan oo gadaw iyo daddoobbo leh oo inta dawlis lagu xiro ceelasha lagu shubo ama biyaha loogala soo baxo.
m.dh
Wadaag:
W. ah: la socoshada neef labi neef dheddig oo orgeysan raaco ama ka hari waayo.
Xoolo tirsan oo gooni loo wado.
m.dh.kh
Wadaag:
Lab xoolaad oo qooqan dheddiggiisa oo deggan la socosho.
Neef tabar daran aayar u wadid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Dad wax ka dhexeysiin.
Wax qaybin.
f.lg2
-iyay, -isay
Wadaag:
Wax wareegsan sida garangarta, gadawga iwm meesha kala barta.
Meesha waxyaalo badan oo isku xirani isugu yimaadaan ama iska haystaan.
Meesha dhudaha caynaanku isaga yimaadaan (heense).
m.l
Wadaag:
Wax dad badan ka dhexeeya oo aanu qofna gaar u lahayn.
m.l
Wadaag:
La w.: wax qaybsashadooda ama manaafacaadsigooda cid kale la qaybsasho.
f.g1
-gay, -gtay
Wadaag:
wada noolaansho m.dh Isdhex gal ka dhex dhaca laba xayawaan ama laba sinji oo geedo ah, kuwaas oo wada nool, oo mid kamid ahi isdhex galkooda ka faaidaysanayo, ka kalena wax dhibaato ahi ka soo gaadhayn.
Wadaag:
Qurub tilmaamaya wax isla samayn.
Qurub tilmaamaya in aan wax wax ka maqnayn.
qr.fk
Wadaag:
Wax waxaan Ilaahay mooyee cid kale ilaalinayn ka dhigid.
Wax dayicid.
f.g2
-ceeyay, -caysay
Wadaag:
Wax xaraashid ama qiimo jaban ku iibin. ld munaaddee.
f.g2
-deeyay, -deysay
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Dhul falan oo la maro; jid; dhabbe; marin; hilin; daw.
m.dh
Wadaag: