Qeexid
"eeg wadaag2."
"eeg wadaag2."
Wadaag:
Wax wareegsan sida garangarta, gadawga iwm meesha kala barta.
Meesha waxyaalo badan oo isku xirani isugu yimaadaan ama iska haystaan.
Meesha dhudaha caynaanku isaga yimaadaan (heense).
m.l
Wadaag:
La w.: wax qaybsashadooda ama manaafacaadsigooda cid kale la qaybsasho.
f.g1
-gay, -gtay
Wadaag:
Wax dad badan ka dhexeeya oo aanu qofna gaar u lahayn.
m.l
Wadaag:
W. ah: la socoshada neef labi neef dheddig oo orgeysan raaco ama ka hari waayo.
Xoolo tirsan oo gooni loo wado.
m.dh.kh
Wadaag:
(-aamo, m.dh) Weel harag, cinjir iwm ka samaysan oo gadaw iyo daddoobbo leh oo inta dawlis lagu xiro ceelasha lagu shubo ama biyaha loogala soo baxo.
m.dh
Wadaag:
(-ddo, m.l) Nin diinta islaamka wax ka bartay kuna camalfala oo dhowrsan.
m.l
Wadaag:
Lab xoolaad oo qooqan dheddiggiisa oo deggan la socosho.
Neef tabar daran aayar u wadid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Dad wax ka dhexeysiin.
Wax qaybin.
f.lg2
-iyay, -isay
Wadaag:
Qurub tilmaamaya wax isla samayn.
Qurub tilmaamaya in aan wax wax ka maqnayn.
qr.fk
Wadaag:
wada noolaansho m.dh Isdhex gal ka dhex dhaca laba xayawaan ama laba sinji oo geedo ah, kuwaas oo wada nool, oo mid kamid ahi isdhex galkooda ka faaidaysanayo, ka kalena wax dhibaato ahi ka soo gaadhayn.
Wadaag:
(-rro ..., m.dh) (kiim.) Dabar ka dhex samaysma laba atam oo wadaaga lammaane elektaroon.
m.l
Wadaag:
Wadaad iska dhigid ama isu ekeyn.
f.mg2
-deeyay, -deysay
Wadaag:
waagii dhagaxa ee hore m.l (taar.) Waagii hore ee dhagaxa, dadkuna dhagaxa ay u adeegsan jireen qalab ama hub ahaan.
Wadaag:
waagii dhagaxa m.l (waayahii ..., m.l) (taar.) Waqtigii aadamigu isticmaalay qalabka iyo warmaha dhagaxa ka sameysan, ee ka horeysey markii ugu horreysey ee helaan ay bir ceedhiin.
Wadaag:
waagii birta m.l (waayahii ..., m.l) (taar.) Waagii ka dambeyay waagii macdanka, markaas oo birtu ay beddeshay macdanka xagga hubka iyo qalabka kale; waaga birtu wuxuu astaamiya heer dhaqameed bani'aadam oo ka dhexeeya dadyowga kala duwan ee ma astaamiyo muddo cad oo waqtiyaysan.
Wadaag: