Qeexid
"eeg wadaaji."
"eeg wadaaji."
Wadaag:
Dad wax ka dhexeysiin.
Wax qaybin.
f.lg2
-iyay, -isay
Wadaag:
W. ah: la socoshada neef labi neef dheddig oo orgeysan raaco ama ka hari waayo.
Xoolo tirsan oo gooni loo wado.
m.dh.kh
Wadaag:
(-aamo, m.dh) Weel harag, cinjir iwm ka samaysan oo gadaw iyo daddoobbo leh oo inta dawlis lagu xiro ceelasha lagu shubo ama biyaha loogala soo baxo.
m.dh
Wadaag:
(-ddo, m.l) Nin diinta islaamka wax ka bartay kuna camalfala oo dhowrsan.
m.l
Wadaag:
Wax dad badan ka dhexeeya oo aanu qofna gaar u lahayn.
m.l
Wadaag:
Lab xoolaad oo qooqan dheddiggiisa oo deggan la socosho.
Neef tabar daran aayar u wadid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Wax wareegsan sida garangarta, gadawga iwm meesha kala barta.
Meesha waxyaalo badan oo isku xirani isugu yimaadaan ama iska haystaan.
Meesha dhudaha caynaanku isaga yimaadaan (heense).
m.l
Wadaag:
La w.: wax qaybsashadooda ama manaafacaadsigooda cid kale la qaybsasho.
f.g1
-gay, -gtay
Wadaag:
Qurub tilmaamaya wax isla samayn.
Qurub tilmaamaya in aan wax wax ka maqnayn.
qr.fk
Wadaag:
wada noolaansho m.dh Isdhex gal ka dhex dhaca laba xayawaan ama laba sinji oo geedo ah, kuwaas oo wada nool, oo mid kamid ahi isdhex galkooda ka faaidaysanayo, ka kalena wax dhibaato ahi ka soo gaadhayn.
Wadaag:
Xisaab laba tiro ama ka badan oo laysku daray waxa ka soo baxa.
Naxwo, hal wax ka badan.
m.dh
Wadaag:
Wadaad iska dhigid ama isu ekeyn.
f.mg2
-deeyay, -deysay
Wadaag: