Qeexid
"(-llo, m.dh) Dood dhex marta laba qof ama ka badan."
"(-llo, m.dh) Dood dhex marta laba qof ama ka badan."
Wadaag:
(-dlay, -dashay; -dleen) Laba qof ama ka badan dood isweydaarasho.
f.mg1
Wadaag:
Laba qof ama in ka badan in ay wadahadlaan isu keenid.
f.g2
-iiyay, -iisay
Wadaag:
Dad isku xeer ah oo degaan si nabadgelyo ah ugu wada nool. ld wadataal.
m.l
Wadaag:
(-llo, m.dh) Dhawaaq afka dadka ka soo baxa, ereyo ka kooban oo macno leh.
m.l
Wadaag:
wada noolaansho m.dh Isdhex gal ka dhex dhaca laba xayawaan ama laba sinji oo geedo ah, kuwaas oo wada nool, oo mid kamid ahi isdhex galkooda ka faaidaysanayo, ka kalena wax dhibaato ahi ka soo gaadhayn.
Wadaag:
Qurub tilmaamaya wax isla samayn.
Qurub tilmaamaya in aan wax wax ka maqnayn.
qr.fk
Wadaag:
(-lyo, m.l) W. ah: qof cida dhurwaaga yaqaan oo fasira.
m.l
Wadaag:
(-llo, m.dh) Wiil aan meher xalaal ah ku dhalan. ld wecel1.
m.l
Wadaag:
(-ddo, m.l) Nin diinta islaamka wax ka bartay kuna camalfala oo dhowrsan.
m.l
Wadaag:
(xis.) Jawaabta la helo marka laba ama dhawr tiro ama xaddi la isugeeyo.
m.dh
Wadaag:
(-aamo, m.dh) Weel harag, cinjir iwm ka samaysan oo gadaw iyo daddoobbo leh oo inta dawlis lagu xiro ceelasha lagu shubo ama biyaha loogala soo baxo.
m.dh
Wadaag:
W. ah: la socoshada neef labi neef dheddig oo orgeysan raaco ama ka hari waayo.
Xoolo tirsan oo gooni loo wado.
m.dh.kh
Wadaag:
Layr qabow oo xilliyada qaarkood galabtii timaada; geyr.
Welwel, werwer. ld warwar1, welwel1, werwer1.
m.dh
Wadaag:
Dad wax ka dhexeysiin.
Wax qaybin.
f.lg2
-iyay, -isay
Wadaag:
Wax wareegsan sida garangarta, gadawga iwm meesha kala barta.
Meesha waxyaalo badan oo isku xirani isugu yimaadaan ama iska haystaan.
Meesha dhudaha caynaanku isaga yimaadaan (heense).
m.l
Wadaag: