Qeexid

"Tiro ama in mid ka badan. Tus. “W. iyo waaxid”."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga wadar oo kali ah:
  • Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay inuu dhammaan saraakiisha waddanka kala hadli doono sidii xal loogu heli lahaa mushkiladaha dhinaca maskaxda si looga hortago kuwa geysta dil wadareedka gudaha Mareykanka.
  • Lammmaahan ayaa iska helay magaalada Dubai, kuwaasoo midba ka kale ka codsaday inuu cafiyo, iskana iloobaan wixii khalad soo kala dhex maray, iyagoo aakhirkiina nasiib u helay inay ka qaybgalaan aroos wadareedkan dhallinyarada loo dhigay.