Qeexid

"(-iyiin, m.dh) Qof waddankiisa aad u jecel."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga waddani oo kali ah:
  • Waxa aynu xaq u leennahay, xorriyaddeena uu dammaanad qaaday Dastuurku iyo waliba waajibaadka waddaninnimo ee inna saaran.
  • Haddaba, sharafka iyo magaca uu marxuumku ku lahaa dadka reer Hargeysa waxa dhacday maalintii la aasayey in la xidho dhammaan goobaha ganacsiga ee Hargeysa waana laga wada qayb-galay aaskiisii waddaniyada ahaa.