Qeexid
"Badeeco wax si nadaamsan isu dulsaaran ahaansho."
Qeexid Xigta
Meel wax waddo laga dhigay ahaansho.
[-snaa, -snayd]
waddaysan naa
waddaysan nayd
f.mg4"Badeeco wax si nadaamsan isu dulsaaran ahaansho."
Meel wax waddo laga dhigay ahaansho.
Wadaag:
(-nno/-ammo, m.dh) Dhul leh xuduud, xukun iwm oo u gaar ah.
m.l
Wadaag:
Wax siddo loo yeelay ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Wax dhaawac halis ah qaba ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Wax la caddeeyey ahaansho.
Wax caano lagu daray ahaansho (shaah).
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Wax la warshadeeyey ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Wax siddo loo yeelay ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Wax xiddo loo yeelay ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Wax farax iyo firfircooniyi ka muuqato ahaansho. ld nishaaddaysan.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
(f.g) Cid sagootiyid.
(f.mg) Adoo dabbaalanaya mowjad is raacin.
f.g
-cay, -cday
Wadaag:
Lix beri oo sunno ah oo laga soomo bisha soonfur.
ld waddacid.
m.l
Wadaag:
Cid si khayaano ama xoog badan ku dilid.
Ambin; luggoyn. ld wedder2.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Wax la faddareeyey ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Wax wasakh leh ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Wax xad loo yeelay ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag: