Qeexid
Waddada ay maraan xamaaratadu.
Waddada ay maraan xamaaratadu.
magac / noun
Lab / masculine
m.dh
Qeexid: (-ooyin, m.l) Dhul falan oo la maro; jid; dhabbe; marin; hilin; daw.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Xamaaratada inta bogga ku socota sida maska, goodka iwm.
Qeexid Xigta: Nooc ka mid ah masaska.
Qeexid Kale: Jinni.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld waddo-caanood.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -qay, -qday
Qeexid: Xoolo lafo ruugid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Ruugista xooluhu ruugaan lafaha.
Qeexid Xigta: ld halaaqid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Dhabbaha dhaanku maro.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g3
Labdhedig: -atay, -adatay
Qeexid: Xoolo, dad, gaadiid iwm kaxaysasho.
Qeexid Xigta: Hawl la qabanaayey sii fulin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld haltoddabaadyo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Waddo isku xirta guriga iyo xerada geela. ld waddo-hunguri.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l.kh
Qeexid: W. ah: jid aad u ballaaran ama aad loo maro.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
kh (Khabar) - Khabar (predicate) [Qeyb: naxwe]
f.g
Labdhedig: -deeyay, -daysay
Qeexid: (f.g) Badeeco si nadaamsan u rasayn.
Qeexid Xigta: (f.mg) Dhul waddo ka bannayn.
Qeexid Kale: (f.mg) Cid dhabbe qoodayn ama marmarid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Lix beri oo sunno ah oo laga soomo bisha soonfur.
Qeexid Xigta: ld waddacid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g
Labdhedig: -cay, -cday
Qeexid: (f.g) Cid sagootiyid.
Qeexid Xigta: (f.mg) Adoo dabbaalanaya mowjad is raacin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-nno/-ammo, m.dh) Dhul leh xuduud, xukun iwm oo u gaar ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld waddarid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Cid si khayaano ama xoog badan ku dilid.
Qeexid Xigta: Ambin; luggoyn. ld wedder2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg waddee.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (-iyiin, m.dh) Qof waddankiisa aad u jecel.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld waddac1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld waddar1, wedder1, wedderid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]