Qeexid
"Cabsi aad u badan. ld wadnafow."
"Cabsi aad u badan. ld wadnafow."
Wadaag:
(c.nafl.) Xubin muruq ka samaysan, hoos ka daloosha oo leh qaab toobineed kuna sugan bartamaha saableyda, afkiisuna uu yaraha bidix u janjeero, ahna xubin dhexaadka dhiigga jirka u gudbisa. ld wadno.
m.l
Wadaag:
Wax dhaawac halis ah qaba ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Cid wadnaha xanuunayaa ahaansho.
Qof wadnaqabad ah ahaansho.
f.mg3
-btay, -batay
Wadaag:
W. ah: qof aad u dhib badan oo la karaahiyaysto.
ld wadnaqabasho.
m.l
Wadaag:
Baahi ama tabar yaro darteed la diidid.
f.mg1
-bay, -btay
Wadaag:
Dhicid iyo miyirdoorsan yar oo tabarxumo ama dhiigyaridu sababto.
m.l
Wadaag:
(f.g) Xoolo, dad iwm meel ay joogeen ka kaxeyn.
Gaadid (markab, baabuur, iwm) meel ka kaxayn.
(f.g) Hawl la hayey sii fulin. 4. (f.mg) Ku w.: wax mala-awaalid.
f.g
-day, -dday
Wadaag:
(daaw.) Garaaca wadnaha oo ka bata qiyaastii caadiga ahayd.
m.l
Wadaag:
(daaw.) Xaalad cudureed ku timaada qayb ka mid ah muruqa wadnaha oo u dhimata dhiig la'an awgeed. Astaamo: xanuun aad u xoog weyn oo lama filaan ah oo laga dareemo sida badan naaska bidixeed hoostisa, wuxuuna u fidi karaa xagga garabka, gacanta iyo luqunta.
m.l
Wadaag:
(daaw.) Joogsashada garaca wadnaha oo badanaa dhacda marka muruqyada bilaabaan inay si dhakhso badan u garaacaan dhiigna ayan soo saareyn (fibrilleshin) ama wadnahuba joosado.
m.l
Wadaag: