Qeexid
"wadnala' f.mg4 (-'aa, -'ayd) Qof cabsi badan ahaansho."
"wadnala' f.mg4 (-'aa, -'ayd) Qof cabsi badan ahaansho."
Wadaag:
(c.nafl.) Xubin muruq ka samaysan, hoos ka daloosha oo leh qaab toobineed kuna sugan bartamaha saableyda, afkiisuna uu yaraha bidix u janjeero, ahna xubin dhexaadka dhiigga jirka u gudbisa. ld wadno.
m.l
Wadaag:
Wax dhaawac halis ah qaba ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Cid wadnaha xanuunayaa ahaansho.
Qof wadnaqabad ah ahaansho.
f.mg3
-btay, -batay
Wadaag:
W. ah: qof aad u dhib badan oo la karaahiyaysto.
ld wadnaqabasho.
m.l
Wadaag:
(f.g) Xoolo, dad iwm meel ay joogeen ka kaxeyn.
Gaadid (markab, baabuur, iwm) meel ka kaxayn.
(f.g) Hawl la hayey sii fulin. 4. (f.mg) Ku w.: wax mala-awaalid.
f.g
-day, -dday
Wadaag:
Baahi ama tabar yaro darteed la diidid.
f.mg1
-bay, -btay
Wadaag:
Dhicid iyo miyirdoorsan yar oo tabarxumo ama dhiigyaridu sababto.
m.l
Wadaag:
Xoolo, dad, gaadiid iwm kaxaysasho.
Hawl la qabanaayey sii fulin.
f.g3
-atay, -adatay
Wadaag:
Qurub tilmaamaya wax isla samayn.
Qurub tilmaamaya in aan wax wax ka maqnayn.
qr.fk
Wadaag:
Qof baabuurta wadi yaqaan.
Meel dad badan isugu yimaadaan, ninka dadka gaarsiiya hadalka qofka hadalka jeedinaaya.
m.l
Wadaag:
wada noolaansho m.dh Isdhex gal ka dhex dhaca laba xayawaan ama laba sinji oo geedo ah, kuwaas oo wada nool, oo mid kamid ahi isdhex galkooda ka faaidaysanayo, ka kalena wax dhibaato ahi ka soo gaadhayn.
Wadaag: