Qeexid
"Wax dhaawac halis ah qaba ahaansho."
[-snaa, -snayd]
wadnaysan naa
wadnaysan nayd
f.mg4"Wax dhaawac halis ah qaba ahaansho."
Wadaag:
Badeeco wax si nadaamsan isu dulsaaran ahaansho.
Meel wax waddo laga dhigay ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Wax wasakh leh ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Wax la warshadeeyey ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Wax la waabaayeeyey ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Wax la waxyeelleeyey ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Cid wadnaha xanuunayaa ahaansho.
Qof wadnaqabad ah ahaansho.
f.mg3
-btay, -batay
Wadaag:
(c.nafl.) Xubin muruq ka samaysan, hoos ka daloosha oo leh qaab toobineed kuna sugan bartamaha saableyda, afkiisuna uu yaraha bidix u janjeero, ahna xubin dhexaadka dhiigga jirka u gudbisa. ld wadno.
m.l
Wadaag:
Wax la miineeyey ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
W. ah: qof aad u dhib badan oo la karaahiyaysto.
ld wadnaqabasho.
m.l
Wadaag: