Qeexid
"Koox fardo ah oo meel wada jooga."
Qeexid Xigta
Xayn; koox.
"Koox fardo ah oo meel wada jooga."
Xayn; koox.
Wadaag:
(-dyo, m.dh) Suun kooraha fardaha docdiisa ka laadlaada, oo inta hoos iyo faraska boggiisa la soo mariyo, kooraha docdiisa kale afka loo suro ama si kale oo xoog leh loogu xiro, oo kooraha xejiya. ld wegered.
m.l
Wadaag:
Ceel biyo badan leh; naq badan.
A. ah: xoolo, ceel, dhul iwm oo aanintifaac lahayn.
m.l
Wadaag:
Badbaadinta la siiyo cid tabar darran.
Qof tabar darran oo qof kale ku tiirsan si uu badbaado u helo.
m.dh
Wadaag:
Wax wanaagsan ahaansho.
Ugu w.: sabab u ahaansho (wax).
f.mg4
-cnaa, -cnayd
Wadaag:
Wagaradka u xirid ama giijin (faras). ld wegeredee.
f.g2
-deeyay, -deysay
Wadaag:
Qaabxumo yar oo lugaha gasha oo ay gedow ama labo qaanso oo afafka isku haya oo kale u ekaadaan. ld hogfo, wegdo.
m.l
Wadaag:
Qof waalli hayso ahaansho.
U w.: cid wax si xad dhaafa ah u jecel ahaansho.
f.mg4
-lnaa, -lnayd
Wadaag:
Wax la togay ahaansho.
Wax ama qof aan socon ahansho.
f.mg4
-gnaa, -gnayd
Wadaag:
(-aamo, m.dh) Weel harag, cinjir iwm ka samaysan oo gadaw iyo daddoobbo leh oo inta dawlis lagu xiro ceelasha lagu shubo ama biyaha loogala soo baxo.
m.dh
Wadaag:
(-nno/-ammo, m.dh) Dhul leh xuduud, xukun iwm oo u gaar ah.
m.l
Wadaag: