Qeexid
"(-dyo, m.dh) Suun kooraha fardaha docdiisa ka laadlaada, oo inta hoos iyo faraska boggiisa la soo mariyo, kooraha docdiisa kale afka loo suro ama si kale oo xoog leh loogu xiro, oo kooraha xejiya. ld wegered."

Wadaag:
Wagaradka u xirid ama giijin (faras). ld wegeredee.
f.g2
-deeyay, -deysay
Wadaag:
Qof garaad ama caqli leh; waxyaqaan.
Dad garaad leh.
m.l
Wadaag:
(-do, m.l) Qaybaha waaweyn ee taliska dawlad u qaybsamo oo wasiir u madax yahay middood; wasaaro.
m.dh
Wadaag:
Qof hawshiisu tahay in uu wax dhigto; arday.
ld waxbarasho.
m.l
Wadaag:
Aqoon yar oo cid loo leeyahay.
Qof dadka aqoon wax ugu qabta.
m.l
Wadaag:
(f.g) Xoolo, dad iwm meel ay joogeen ka kaxeyn.
Gaadid (markab, baabuur, iwm) meel ka kaxayn.
(f.g) Hawl la hayey sii fulin. 4. (f.mg) Ku w.: wax mala-awaalid.
f.g
-day, -dday
Wadaag: