Qeexid
"Wagaradka u xirid ama giijin (faras). ld wegeredee."
[-deeyay, -deysay]
wagarade eeyay
wagarade eysay
f.g2"Wagaradka u xirid ama giijin (faras). ld wegeredee."
Wadaag:
(-dyo, m.dh) Suun kooraha fardaha docdiisa ka laadlaada, oo inta hoos iyo faraska boggiisa la soo mariyo, kooraha docdiisa kale afka loo suro ama si kale oo xoog leh loogu xiro, oo kooraha xejiya. ld wegered.
m.l
Wadaag:
Maro amadaah aarad u yeelid.
f.g2
-deeyay, -deysay
Wadaag:
Googgarad ka dhigid (maro).
f.g2
-deeyay, -daysay
Wadaag:
Wax waxaan Ilaahay mooyee cid kale ilaalinayn ka dhigid.
Wax dayicid.
f.g2
-ceeyay, -caysay
Wadaag:
Hilib waslado u jarjarid.
Wax qaybo u jarjarid.
f.g2
-deeyay, -daysay
Wadaag:
Qof garaad ama caqli leh; waxyaqaan.
Dad garaad leh.
m.l
Wadaag:
Alwaax faarad ama raando ku simid.
f.g2
-deeyay, -daysay
Wadaag:
Cid dhi baato u gaysasho.
f.g2
-deeyay, -daysay
Wadaag:
Alaab ceeriin warshad gelin.
f.g2
-deeyay, -daysay
Wadaag:
(f.g) Badeeco si nadaamsan u rasayn.
(f.mg) Dhul waddo ka bannayn.
(f.mg) Cid dhabbe qoodayn ama marmarid.
f.g
-deeyay, -daysay
Wadaag: