Qeexid

"Qabow qoyaan reeba oo habeenkii soo dhaca; dheel; nadwad."

Qeexid Xigta

Culays qof hurda fuula oo uu la kici waayo; habbiso.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine