Qeexid
"(-hmay, -hantay; -hmi) Uurxumo iyo walaac dartii isla hadlid ama caloolyoobid."
"(-hmay, -hantay; -hmi) Uurxumo iyo walaac dartii isla hadlid ama caloolyoobid."
Wadaag:
Qabow qoyaan reeba oo habeenkii soo dhaca; dheel; nadwad.
Culays qof hurda fuula oo uu la kici waayo; habbiso.
m.l
Wadaag:
Wax in la qorraxeeyo loo kala bixiyey ahaansho.
Badeeco iwm wax dhulka lagu fidiyey ahaansho.
Wax la baabi'iyey ahaansho. 4. Meel wax biyo jiifaan ahaansho.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
W. dheh: ballaqmid.
W. ka sii: wax ballaqid (albaab).
m.dh.sh
Wadaag:
War sheegid ama ku hadlid.
Ka w.: cid ama arrin wax la xiriira sheegid.
U w.: cid xog aysan ogayn u sheegid.
f.mg1
Wadaag:
Hawl caajisnimo darteed la qaban waayid.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag: