Qeexid
"Daal ka cararid darteed hawsha culays laga dhigo oo laga cagajiido."
Qeexid Xigta
ld wahsasho.
"Daal ka cararid darteed hawsha culays laga dhigo oo laga cagajiido."
ld wahsasho.
Wadaag:
(fiis.) Astaan maatarku leeyahay, ee sababta in ay walaxi iska caabbido isbeddelka ku imaan kara xaaladdeeda socod ama negi.
m.l
Wadaag:
Hawl caajisnimo darteed la qaban waayid.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag:
W. dheh: ballaqmid.
W. ka sii: wax ballaqid (albaab).
m.dh.sh
Wadaag:
Qabow qoyaan reeba oo habeenkii soo dhaca; dheel; nadwad.
Culays qof hurda fuula oo uu la kici waayo; habbiso.
m.l
Wadaag: