Qeexid
"(fiis.) Astaan maatarku leeyahay, ee sababta in ay walaxi iska caabbido isbeddelka ku imaan kara xaaladdeeda socod ama negi."
"(fiis.) Astaan maatarku leeyahay, ee sababta in ay walaxi iska caabbido isbeddelka ku imaan kara xaaladdeeda socod ama negi."
Wadaag:
Daal ka cararid darteed hawsha culays laga dhigo oo laga cagajiido.
ld wahsasho.
m.l
Wadaag:
Hawl caajisnimo darteed la qaban waayid.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag:
(daaw.) Xaalad uu jidhku ku soo saaro jawaab ah kabbax an caadi ahayn qaar ka mid ah lid jidh dhaliyayaasha oo la yidhaahdo allarjiino, kaas waxa ka mid ah boodhka, faxalka, cuntooyinka qaarkood iyo dawooyinka ama dhogorta.
m.l
Wadaag:
W. dheh: ballaqmid.
W. ka sii: wax ballaqid (albaab).
m.dh.sh
Wadaag:
Qabow qoyaan reeba oo habeenkii soo dhaca; dheel; nadwad.
Culays qof hurda fuula oo uu la kici waayo; habbiso.
m.l
Wadaag: