Qeexid
Hawl caajisnimo darteed la qaban waayid.
[-saday, -satay]
f.mg3Hawl caajisnimo darteed la qaban waayid.
Fal / verb
f.mg3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Ka w.: meel wax laga sugayey gacmo-marnaan kaga tegid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (fiis.) Astaan maatarku leeyahay, ee sababta in ay walaxi iska caabbido isbeddelka ku imaan kara xaaladdeeda socod ama negi.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Daal ka cararid darteed hawsha culays laga dhigo oo laga cagajiido.
Qeexid Xigta: ld wahsasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld wahsasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh.sh
Qeexid: W. dheh: ballaqmid.
Qeexid Xigta: W. ka sii: wax ballaqid (albaab).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
e.d
Qeexid: Erey dareen oo yaabka tilmaama.
e (Erey) - Erey (word) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg wahso. ld wahsad, wahsi1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Welwel.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.lg3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Cid arrin xog ka haysa wax weyddiin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: ld kaho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh.sh
Qeexid: .r Eyga cigiisa.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Qeexid: (-hmay, -hantay; -hmi) Uurxumo iyo walaac dartii isla hadlid ama caloolyoobid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Qabow qoyaan reeba oo habeenkii soo dhaca; dheel; nadwad.
Qeexid Xigta: Culays qof hurda fuula oo uu la kici waayo; habbiso.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Qof ama wax la sugayay raagsasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg wahan2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh.u
Qeexid: Ubad la dhalay; awlaad; ilmo; dhal.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
u (urur) - urur (collective) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Ka w.: dhib ama waxyeello hore ka so kabasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]