"(-do, m.l) Dhinaca hadba aqalku u sii jeedo hortiisa."
Wadaag:
(-do, m.l) (fiis.) Jiidda dhulka dushiisa ah ee u dhexaysa kalana saarta cufaf hawo qabow iyo mid diirran ah.
m.dh
ld wejih.
f.g1
-hay, -hday
ld wejihid.
Xanuun yar.
Cudur weylaha ku dhaca oo ay la jibaadaan.
m.l
Waalli daran qof ku dhicid.
f.mg1
-qay, -qday
Waalli daran oo qofka lala qaban waayo.
eeg wajaq2.
m.f.dh
(dii.) Dagaal loo galo difaaca iyo fidinta diinta Islaamka. ld jihaad1.
Wax wajac hayo ahaansho.
f.mg4
-naa,-nayd
eeg wajacsan. ld wajacsanaansho.
/dh ld wajacsanaan.