Qeexid
"Waalli daran qof ku dhicid."
[-qay, -qday]
wajaq2 ay
wajaq2 day
f.mg1"Waalli daran qof ku dhicid."
Wadaag:
Wax la rabo in ay isdhexgalaan qasid.
Meel deggan qas ka kicin.
f.g1
-qay, -qday
Wadaag:
Liidasho ka tmid daal, caato, jirro iwm.
f.mg1
-qay, -qday
Wadaag:
(-do, m.l) Dhinaca hadba aqalku u sii jeedo hortiisa.
m.dh
Wadaag:
(-do, m.l) (fiis.) Jiidda dhulka dushiisa ah ee u dhexaysa kalana saarta cufaf hawo qabow iyo mid diirran ah.
m.dh
Wadaag: