Qeexid

"ld weji."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga waji oo kali ah:
  • Sidaa awgeed waxa la inaga sugayaa waji cusub oo hawl qabad, ku socda barnaamij qorshaysan oo xisaabtan leh, inaad ku hawl gashaan, waxaydun noqon doontaan laba mid, wax tare magac ku hela marxaladan cusub ama waxmatarayaal” ayuu yidhi madaxweynuhu.
  • Xasan Daahir Aweys oo dhawaan weeraray Yuusuf Indhocade ayaa ku tilmaamay mas'uul wajiyo badan, wuxuuna ku eedeeyay inuu burburiyo koox walba oo uu ka tirsan yahay.