Qeexid

"(baay.) Heer meertada unugga ah, oo ah marka unuggu diyaarinayo qaybsanka bu'da. Heerkan DNA-du way badataa si ay u soo saarto unugyo ku filan oo mataanaysan."

Wadaag: