Qeexid
"(-nno, m.dh) Caajiska qabowgu habeenkii jirka nafleyda geliyo."
"(-nno, m.dh) Caajiska qabowgu habeenkii jirka nafleyda geliyo."
Wadaag:
Xilli roob oo u dhexeeya bilaha nofembar iyo jannaayo oo roob ka da'o xeebaha Nugaal iyo Bari. ld wejiine.
m.l
Wadaag:
Ceeb weyn. Tus. “Cali arrintii uu galay w. ayaa ka raacday”.
m.dh
Wadaag:
(-no, m.d) (c,nafl) Borotiin miiqsan oo ma milme ah lagana helo nudo isku xidhayaasha maqaarka, taharta iyo lafta.
m.l
Wadaag: