Qeexid
"Wajimacbuus ahaansho."
"Wajimacbuus ahaansho."
Wadaag:
Qof dabci xun oo had iyo jeer in uu caraysan yahay la moodo.
m.l.kh
Wadaag:
Qof aan furfurnayan oo dad dhexgelkiisu yar yahay.
m.l
Wadaag:
Ceeb weyn. Tus. “Cali arrintii uu galay w. ayaa ka raacday”.
m.dh
Wadaag:
(-nno, m.dh) Caajiska qabowgu habeenkii jirka nafleyda geliyo.
m.l
Wadaag:
Xilli roob oo u dhexeeya bilaha nofembar iyo jannaayo oo roob ka da'o xeebaha Nugaal iyo Bari. ld wejiine.
m.l
Wadaag:
(baay.) Heer meertada unugga ah, oo ah marka unuggu diyaarinayo qaybsanka bu'da. Heerkan DNA-du way badataa si ay u soo saarto unugyo ku filan oo mataanaysan.
m.dh
Wadaag:
(-ayaal, m.l/dh) (baay.) Heerka ugu horreeya qaybsanka bu'da, taas oo koromosoomyada iyo koromaatidhyadu aad u muuqdaan halka ay bu' yarada iyo xuubka bu'du ay bilaabaan inay baaba'aan.
m.l
Wadaag: