Qeexid
"Hanti yar oo xoolo nool ah."
"Hanti yar oo xoolo nool ah."
Wadaag:
Mas'uuliyadda aabbaha ka saaran mehrinta gabadhiisa.
Ardi w.: dhul fog; dhul shisheeye.
m.dh
Wadaag:
Hay'ad dawladeed oo hawl gaar ah u qaybsan oo wasaarad hoos tagta.
Warqad si sharci ah u qoran oo qofka haysta siisa karti uu dano ama hawlo qof kale leeyahay ku maamulo oo wakiil uga ahaado.
m.dh
Wadaag:
Dhacaan laga helo geedka waabay oo haddii wax yar laga, cabbo ama si kale oogada u gaarana loo dhinto ama bukoodo; sun; mariid. ld waabaay, waabay2.
m.dh
Wadaag:
waayo2 xi. (nax.) Erey lagu xiriiriyo weer sababley ah; sababtu waxaa weeye, maxaajira, maxaawacay, maxaayeelay. Tus. “Xasan wuu iska tegay, waayo, waad ka caraysiisay”.
Wadaag:
Waqti hore oo la soo dhaafay.
Dhacdooyin la soo joogay; wacaal.
Arrin; xaal; sah. 4. Dhibaha adduunka; tabaalo.
m.l.w
Wadaag:
Halxiraale gaar ah oo dhallin yarada ragga iyo dumarku isu jeedin jireen waayadii hore marka ay haasaawayaan.
m.dh
Wadaag: