Qeexid
"Cid kale wakiil ka dhigasho."
[-iishay, -iilatay]
wakiil ishay
wakiil ilatay
f.g3"Cid kale wakiil ka dhigasho."
Wadaag:
(-llo, m.dh) Qof si sharci ah u maamula hawlo cid kale leedahay.
m.l
Wadaag:
Haad turub nin kiishay midka bidixda ka xiga degasho.
f.g3
-iishay, -iilatay
Wadaag:
Bahal yar oo jiirka u eg oo dhogor jilicsan cawl ah iyo gafuur dheer leh.
m.dh
Wadaag:
U ii.: cid dhankeeda isu buurin.
Daciif noqosho.
Dhiibaato aan laga soo kaban karin la kulmid.
f.mg3
Wadaag: