Qeexid

"wal s. 1. Nin w.ba: nin kastaba. 2. W.ba: kasta. ld walba."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga wal oo kali ah:
  • "Madaxweynaha PL waa musharax, xaqna uma laha inuu qorto guddigii saxeysay Baarlamaanka, waxaana soo jeedinay in guddigaasi musharax walba mid keensado ama isimadu keenaan, Maamulkuna labdaasi arin waa diiday" ayuu yiri Uurbeyte.
  • Xaqa dadweynaha in la sugaa loo baahan yahay, waxaana cid walba u sheegayaa; waar xigto ma jirto ee xaq baa jira.