Qeexid

"Iahawareer; isla-hadal; walwal."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga walaac oo kali ah:
  • Baydhabo (AllPuntland) - Maamulka Degmada Baydhabo ayaa walaacii ugu xooganaa ka muujiyay sicir bararka ku yimid qiimaha lagu iibsado badeecadaha, waxana jawiga magaalada uu noqday mid mar kaliya saameyn ku yeeshay sicir bararka.
  • Taliyihii ciidanka watey baa Faadumo ku amray, markay u hollatay in ay ku soo yara dhawaato, si ay uga codsato gargaar degdeg ah, in kastooy ka walaacsa nayd aqoonla'aanta af ay kula hadasho.