Qeexid
"Jahawareer; walaac."
"Jahawareer; walaac."
Wadaag:
(-oobay, -owday; -oobi) Wax aan laga maarmin waxna aan tarayn dareemid.
f.mg1
Wadaag:
(-lo, m.l) Gabar waxa ay u tahay gabar ama wiil ay wada dhasheen.
m.dh
Wadaag:
Wax la rabo in ay isdhexgalaan qasid.
Meel deggan qas ka kicin.
f.g1
-qay, -qday
Wadaag:
(-iyo, m.l) Naag si sharci darro ah loogu galmoodo ama jirkeeda iibsata; dhillo.
m.dh
Wadaag:
Mas'uuliyadda aabbaha ka saaran mehrinta gabadhiisa.
Ardi w.: dhul fog; dhul shisheeye.
m.dh
Wadaag:
Laba arrin kala doorashadood ku fikirid.
Dhibaato yar xal degdeg ah u waayid.
f.mg1
-cay, -cday
Wadaag:
(-lo, m.dh) Wiil waxa uu u yahay wiil ama gabar ay wada dhasheen.
m.l
Wadaag:
Walaalo ka dhigid (cid).
f.g2
-leeyay, -laysay
Wadaag:
Dhar cudbi ah oo dun caddaan iyo madow isugu jirta ka samaysan. 838
m.dh
Wadaag: