Qeexid
walaakiin xi. ld laakiin.
walaakiin xi. ld laakiin.
Qeexid: Eeg walaakiin
Qeexid: laakiin xi. (nax.) Erey xiriiriya laba tixood oo ulajeeddooyinkoodu is diiddanyihiin; illowse, ha ahaatee, hase yeeshee. Tus. “Waxaan ku iri wax ma haysto, laakiin ima aadan rumaysan”.
m.l
Qeexid: ld walaaqid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -qay, -qday
Qeexid: Wax la rabo in ay isdhexgalaan qasid.
Qeexid Xigta: Meel deggan qas ka kicin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Iahawareer; isla-hadal; walwal.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-lo, m.dh) Wiil waxa uu u yahay wiil ama gabar ay wada dhasheen.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -cay, -cday
Qeexid: Laba arrin kala doorashadood ku fikirid.
Qeexid Xigta: Dhibaato yar xal degdeg ah u waayid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: (-lo, m.l) Gabar waxa ay u tahay gabar ama wiil ay wada dhasheen.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: (-iyo, m.l) Naag si sharci darro ah loogu galmoodo ama jirkeeda iibsata; dhillo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Mas'uuliyadda aabbaha ka saaran mehrinta gabadhiisa.
Qeexid Xigta: Ardi w.: dhul fog; dhul shisheeye.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Qeexid: (-oobay, -owday; -oobi) Wax aan laga maarmin waxna aan tarayn dareemid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Jahawareer; walaac.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Qeexid: (-oobay, -owday; -oobi) Walaalo noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld walaaq1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -leeyay, -laysay
Qeexid: Walaalo ka dhigid (cid).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -qnaa, -qnayd
Qeexid: Wax la walaaqay ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg walaalee.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg walac2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg waki.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Wax walaac hayo ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]