Qeexid

"(-oobay, -owday; -oobi) Walaalo noqosho."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga walaalow oo kali ah:
  • Aniga waxay ila tahay aan qaranimada bahaysano oo ku walaalowno, sharciyadeedana ku dhaqano.
  • TIMIRO: Diiriye Hingo, walaalow noo jilci saddexdaa qaybood, waaba arrin waangsan in aan raggaan tartamaya midwalba khaanad geline.