Qeexid

"ld walaaqid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga walaaq oo kali ah:
  • Waxyaalaha kale ee walaaqa biiriyay waxa ka mid ah, iyadoo dadku isweydiinayo ninka loo dooranayaa ma dhugdhuglaa, mise waa Nahnahle, ma hawiyaa, mise waa harti, ma raxanweynbaa, mise wallaweyn?
  • Mid kastaba ha ahaatee, waxaa lagama maarmaan ah in aan la isku walaaqin danta shakhsiga iyo baaritaannada aqooneed Waan ka xumahay in Hiiraan Online ay qiimayn noocan ah oo kale ah samayso.