Qeexid

Wax la walaaqay ahaansho.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga walaaqan oo kali ah:
  • Dhinaca kale, shirkadaha dalka ee ku lugta leh Ganacsiga jeyga ama leh warshedaha dhagaxa ridqa ayaa lala gali karaa heshiisyo ay dawladda hoose kaga iibsanayso asfalka (jey iyo daamur isku walaaqan).