Qeexid

"Mas'uuliyadda aabbaha ka saaran mehrinta gabadhiisa."

Qeexid Xigta

Ardi w.: dhul fog; dhul shisheeye.

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga walaayo oo kali ah:
  • Afhayeenka Dowladda Soomaaliya C/qaadir Walaayo oo la hadlay saxaafadda markii uu kulanka Wasiirradu dhammaaday ayaan sheegin qodobbo kasoo baxay doodihii laga yeeshay qoddobadii laga dooday.
  • "Laga bilaabo maanta uma ogolaanayno hay'adaha gargaarka ee aan wadan aqoonsiga dowlada inay ka howlgalaan dalka, waayo waxaan doonaynaa inaan koontaroolno tayada raashinka ay dadka siinayaan" ayuu mar kale ka dhawaajiyay C/qaadir Walaayo.