Qeexid

"Hillaac weyn ama is haysta muuqashadi, baalqaadki."

Qeexid Xigta

Iftiin kasta oo sida kan hilaacaas isha mar u mara. ld walac.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine