[-ray, -rtay]
walbahaar2 ay
walbahaar2 tay
"Dareen murugo leh la gam'i waayid."
Wadaag:
Welwel, murugo.
m.l
eeg walbahaar2.
m.f.dh
ld waryaa.
u.j
walba s. ld wal.
Dhawraarin maqaar; maro, warqad adag iwm ka samaysan, wax dusha uga dhejin.
f.g1
-ray, -rtay
wishaar2 wiiflee f.mg2 1. Sida wiifowgii u wareeg. 2. Aad u orod.
-leeyay, -leysay
(-ro, m.l) Meel weyn oo la qoday oo biyuhu fariistaan.
m.dh
Xanuun awgiis la taahid (qof).
f.mg1