Qeexid
"Waxyeello; dhibaato; inkaar; hoog."
"Waxyeello; dhibaato; inkaar; hoog."
Wadaag:
Walaalo ka dhigid (cid).
f.g2
-leeyay, -laysay
Wadaag:
(-nno, m.dh) Godod yaryar, afaf badan leh, kana samaysma meelaha didibka ah, oo bahalladu galaan.
m.l
Wadaag:
(-ddo, m.l) Nin diinta islaamka wax ka bartay kuna camalfala oo dhowrsan.
m.l
Wadaag: