Qeexid

"Dhaar magaca Alle lagu dhaarto. ld walle."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga wallaahi oo kali ah:
  • Dhinaca kale, wuxuu Al-Rabiic ballan ku galay inuu u aargudi doono walaalkiis, wuxuuna yidhi "wallaahi ayaan ku dhaaranayaa inaan kuu aargudi doono adiga iyo muslimiinta la laayay-ba inshaalah".
  • J: wallaahi anigu arrintaa cid ka cabanaysa maan arag, laakiin waanu dhisnaa, dhulka aanu qodno haddii ay laami tahay dib ayaanu u samaynaa, haddii ay dhul ciida tahayna waanu aasnaa.