Qeexid
"Xanuun ka dhaca dumarka uurka cusub leh; waxaana lagu yaqaan: madaxwareer, candhuufo badni, mantag iyo ninka qaba oo ay jamato ama ay nacdo."
"Xanuun ka dhaca dumarka uurka cusub leh; waxaana lagu yaqaan: madaxwareer, candhuufo badni, mantag iyo ninka qaba oo ay jamato ama ay nacdo."
Wadaag:
Naag wax wallac hayo ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Khudrad, hilib, dufan iwm oo la isku shiiqay.
ld dallicid.
m.l
Wadaag:
ld qallaco. Laba qalbac ee qori la kala jeexay oo geela wax diida faruuryaha inta xarig lagula qabto looga xiro, si marka uu xanuunsado uu u oggolaado dhashiisa ama mid kale ama uu u oggolaado.
Shiraac doon oo dhuuban oo daqalka korkiisa lagu xiro.
m.l
Wadaag:
Hillaac weyn ama is haysta muuqashadi, baalqaadki.
Iftiin kasta oo sida kan hilaacaas isha mar u mara. ld walac.
m.dh.sh
Wadaag:
Lix beri oo sunno ah oo laga soomo bisha soonfur.
ld waddacid.
m.l
Wadaag:
Ku w.: cid wax aan la siinayn tusid.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Bahal yar oo jiirka u eg oo dhogor jilicsan cawl ah iyo gafuur dheer leh.
m.dh
Wadaag: