Qeexid
"Wallac dareemid."
[-cay, -cday]
wallac2 ay
wallac2 day
f.mg1"Wallac dareemid."
Wadaag:
Xanuun ka dhaca dumarka uurka cusub leh; waxaana lagu yaqaan: madaxwareer, candhuufo badni, mantag iyo ninka qaba oo ay jamato ama ay nacdo.
m.l
Wadaag:
Naag wax wallac hayo ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
(f.g) Khudrad, hilib, dufan iwm isku shiilid.
(f.mg) Dallacaad helid (qof).
f.g
Wadaag:
Laba arrin kala doorashadood ku fikirid.
Dhibaato yar xal degdeg ah u waayid.
f.mg1
-cay, -cday
Wadaag:
Hal ilmo diidday qallac ku samayn.
Shiraaca doonta daqal ku xirid.
f.g1
Wadaag:
Hillaac weyn ama is haysta muuqashadi, baalqaadki.
Iftiin kasta oo sida kan hilaacaas isha mar u mara. ld walac.
m.dh.sh
Wadaag:
(f.g) Cid sagootiyid.
(f.mg) Adoo dabbaalanaya mowjad is raacin.
f.g
-cay, -cday
Wadaag:
Ku w.: cid wax aan la siinayn tusid.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Bahal yar oo jiirka u eg oo dhogor jilicsan cawl ah iyo gafuur dheer leh.
m.dh
Wadaag: