Qeexid
"Bahal yar oo jiirka u eg oo dhogor jilicsan cawl ah iyo gafuur dheer leh."
"Bahal yar oo jiirka u eg oo dhogor jilicsan cawl ah iyo gafuur dheer leh."
Wadaag:
walow xi. 1. (nax.) Xataa, xataaba. Tus. “Walow anigu waan aqaan”. 2. (nax.) In kastoo. Tus. “Dadka si caddaalad wax ugu qabo, walow taa ay adag tahay”.
Wadaag:
Wax si joogto ah hadba dhinac ugu iilasho.
f.mg3
-haday, -hatay
Wadaag:
Hoore weel ku jira qar ka daadasho.
f.mg3
-caday, -catay
Wadaag:
Hoore weel ku jira qar ka daadin; balqin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
(-gyo, m.dh) Karid la'aanta aan la karin ereyada qaarkood.
m.dh
Wadaag:
walwal2 2. W. ah: waxyaalaha dibbadda laga keeno, sida dharka, qalabka guryaha iwm kan ugu jaad fiican; asli.
Wadaag:
Cayaar cayaaraha hiddaha iyo dhaqanka ka mid ah, raggu cayaaro oo labo saf oo iska soo horjeeda, tira isla egna ah, iyadoo jilbajabsan gacmahana lagu cayaaro hees iyo jiibna leh; hellem.
m.dh
Wadaag:
Gariirid, qarqarid, jarayn.
f.mg1
-iilay, -iishay
Wadaag:
Hillaac weyn ama is haysta muuqashadi, baalqaadki.
Iftiin kasta oo sida kan hilaacaas isha mar u mara. ld walac.
m.dh.sh
Wadaag:
Wax waalan noqosho.
Ka w.: meel cabsi awgeed uga cararid.
f.mg3
-aashay, -aalatay
Wadaag: