Qeexid

"ld waldaami."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga walwaal oo kali ah:
  • David Beckham, waxaa garoonka laga walwaalay markii uu ciyaarta ku gudojiray keliya muddo 17 daqiqadood ah, kadib markii uu khalad ku galay ciyaaryahanka khadka dhexe uga ciyaara Deportivo una dhashay waddanka Argentine Aldo Pedro Duscher.
  • Xabbaddii Dunida Gilgishey: Aaden-low iyo Dhacdadii Walwaal, waa mid ka mid ah kitaabada Soomalidu qortay kuwii ugu xiisaha badnaa.