Qeexid

"walwal2 2. W. ah: waxyaalaha dibbadda laga keeno, sida dharka, qalabka guryaha iwm kan ugu jaad fiican; asli."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga walwal oo kali ah:
  • Sanllehi ayaa waxa uu ka walwalsan yahay kaliya ciyaarta Fabregas uu kaga hor imanayo kooxda Barcelona wareega 16ka ee koobka horyaalada qaarada yurub.
  • Sharcigan oo ay aad uga cawdeen dhamaan qaybaha kala duwan ee bulshada Kanada, waxaa uu walwal saa-id ah ku hayey dadyowga laga tirade badanyahay sida Muslimiinta ay Soomaalidu ka mid ka tahay.