Qeexid
"Wax si fiican u suubsasho."
[-saday, -satay]
wanaags aday
wanaags atay
f.g3"Wax si fiican u suubsasho."
Wadaag:
Wax wanaag leh noqosho.
f.mg3
-naaday, -naatay
Wadaag:
Wax wanaagsan ka dhigid.
Cid wanaag u samayn.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Wax imaatin koodu dib u dhacay daahsasho.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Tabar yeelasho.
Qun yar socosho.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag:
Qof, qof kale ooka heer sarreeya wax la darajo ah iska dhigid.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
(-mayaal, m.l/dh) Qori geed jilicsan ka samaysan oo leh qaab burris ama dubbe oo wananka lagu tumo; tutume.
m.l
Wadaag: